Home » Africa

Africa

Dawladda Maraykanka oo $900 Malyan galinaysa Sommaaliya

Labadii bishan December 2018 ayaa dawladda Mareykanka si rasmi ah u shaacisay in dib loo furey safaaradooda Soomaaliya, sidoo kale hey’adda kaalamada dibadda ee Mareykanka USAID ayaa si toos ah uga shaqo bilowday dalka. Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto oo maanta soo saaray war saxaafadeed ayaa sheegay in  Soomaaliya ay  siin doonaan adduun gaaraya lacageed oo gaareya $900 million ...

Read More »

Meeqa ayay EU ku bixisay hawlgalka AMISOM tan iyo 2007

Maxkamadda daba gasha Dhaqalaha Midowga Yurub ku bixiyo howlgallada amaanka ee Afrika ayaa sheegtay in dhaqaalahaasi uusan macno badan ka sameyn Qaaradda Afrika. Warbixin dheer oo ay Maxkamadda ka diyaarisay howglalka Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in qarashka Midowga Yurub ku bixiyo amaanka Qaaradda Afrika uu 80% ku boxo AMISOM,islamarkaana aanay muuqan natiijo wanaagsan oo laga gaaray howlgalka. Warbixinta ayaa ...

Read More »

Wanted al Shabaab facilitator arrested in Kenya

Francis Macharia Karishu, a suspect believed to be facilitating al Shabaab activities has been arrested. Macharia was arrested on Sunday evening in Kayole and handed over to the anti-terrorism police unit. The arrest comes just two days after police placed an Sh1 million bounty on his head. Security agencies have warned members of the public that the terror group is ...

Read More »

AMISOM Heads of State Call on UN to Reverse Troop Drawdown in Somalia

The five East African nations contributing troops to the AMISOM peacekeeping mission in Somalia have called on the U.N. Security Council to keep troops slated for removal by 2020. The withdrawal of the more than 20,000 AMISOM peacekeepers from Uganda, Kenya, Burundi, Ethiopia and Djibouti is slated to begin this year. Heads of state from the five countries met with ...

Read More »

Maxaabiis ku xirnaa dalka Hindiya oo lagasoo dajinayo Muqdisho

Maanta galinka bambe ayaa lagu wadaa in ay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka kasoo degto diyaarad sida Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xirnaa Dalka Hindiya kuwaa soo loo haystay falal burcad badeednino Danjiraha Soomaliya u fadhiya Dalka Hindiya Abadirisaaq faarax Cali taana ayaa sheeegay in Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka laga soo dajin doono  Maxaabiis Soomaaliyeed oo gaaraya 77 Laga ...

Read More »

Madaxweyne Zuma oo iscasilay

Madaxweynaha dalka Koonfur Africa Jacob Zuma oo maalmahan danbe cadaadis dhanka Siyaasada ah heystay ayaa xalay khudbad Qaran uu ka jeediyay Telefishinka  ku dhawaaqay inuu is casilay. Madaxweyne Zuma waxaa heystay Cadaadis uga imaanayay xubnaha xisbigiisa ANC. “ Waxaan halkaan  u imid go’aan ah inaan is casilo waliba sida ugu dhaqsiyaha badan,” ayuu Mr. Zuma ka sheegay magaalada Pretoria. 75-jirkan ...

Read More »

Ethiopia Imposes Martial Law after PM resigns

Ethiopia has declared a state of emergency a day after Hailemariam Desalegn, the country’s prime minister, abruptly resigned. The measure was announced on Friday by the Council of Ministers, the Ethiopian government’s cabinet, according to state broadcaster EBC. Local media said the measure is effective as of Friday, but it was not immediately clear how long it would last. Quoting ...

Read More »

Ethiopia’s PM Hailemariam Desalegn resigns

Hailemariam Desalegn says he has submitted his resignation as both Ethiopia’s prime minister and chairman of the country’s ruling coalition. Hailemariam’s announcement comes amid a political crisis and lingering unrest in the Horn of Africa country, which has been releasing thousands of political prisoners to ease tensions. “Unrest and a political crisis have led to the loss of lives and ...

Read More »

South Africa’s President Jacob Zuma resigns

Jacob Zuma has quit as President of South Africa, finally succumbing to a slew of corruption scandals that have drained support from his ruling African National Congress party. “No life should be lost in my name and also the ANC should never be divided in my name,” he said during a nationally televised political address Wednesday. “I have therefore come ...

Read More »

Garoowe oo Maanta Lagu Daahfuray Qorshaha Horumarinta Puntland 2017 – 2019

Kulanka Daahfurka ee Dibu-eegista Qorshaha Horumarinta Puntland oo maanta ka dhacay Xarunta Horumarinta iyo Cilmi Baarista Puntland (PDRC) ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland, waxaana ka soo qaybgaly Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland Cabdi Xakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi, Wasiiro, Madaxa Hay’adda UNDP ee Magaaladda Garoowe Mudane ...

Read More »