Home » Xulka Tifatiraha

Xulka Tifatiraha

Laftagareen oo ku guulaystay Madaxweynenimada Koonfur Galbeed

C/casiis Xasan Maxamed [Lafta-gareen] oo ka mid ahaa musharraxiintii u Tartamayay jagada madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Somalia ayaa ku guuleystay doorashadii maanta dhacday Baydhabo waxaana uu helay 101 cod. Lafta-gareen oo la sheegay inay wadato Dowladda Federaalka Somalia ayaa ku guuleystay cod aqlabiyd ah, waxaana ku codad ahaan ku xigay musharrax Aadan Saran-soor oo ka mid ahaa musharraxiintii la tarmtayay. Sidaas ...

Read More »

Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo bilaabatay

Codeynta doorashadda Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa goordhaw lagu wadaa in ay ka bilaabato Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka Koonfur galbeed. Doorashadan oo ah mid siweyn loo dhur sugayay mudooyinkii ugu dambeeyay ayaa sida qorshuhu yahay maanta ay xildhibaanada Koonfur galbeed dooran doonaan madaxweynihii badali lahaa Shariif Xasan Sh Aadan oo dhawaan iska casilay xilka madaxweynaha ...

Read More »

Dawladda Federaalk oo wefdi kor joogta ah u diray Doorashada Koonfur Galbeed

Wafdi ka socda Dowladda Dhexe ee Soomaaliya ayaa saakay ku wajahan Magaaladda Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wafdiga ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye, waaxa sidoo kale kamid ah wasiiro iyo Xildhibaano. Ujeedka wafdiga ayaa lagu sheegay sidii ay kor joogto uga noqdaan doorashada Madaxweynaha Maamulka ...

Read More »

Musharixiinta Puntland oo bayaan kasoo saaray Doorashada dhawaan dhacaysa

12 kamida Musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Puntland doorashada 8 bishaJanaayo  sannadka 2019 ayaa kulan kuyeeshay magaalada Garoowe. Musharaxiintu waxaa ay kulankooda uga arinsanayeen doorashadda Puntland,waxaana ay ka muujiyeen walaac xoogan qaabka loo maamulayo doorashada sida amniga caasimadda Garowe iyo hanaanka xulista mudanayaasha Barlamaanka oo ay shegeen in ay gacan bidixaynayso xukuumadda waqtigeedu dhamanayo. warsaxaafadeedka musharrixiinta:- Anagoo ah musharrixiinta Puntland ...

Read More »

Madaxweynaha Shiina oo qaabilay Safiirka Cusub ee Soomaaliya u magacawday

Munaasabad Kooban oo ka dhacday Magaalada Beijing ee dhalka China, Madaxweynaha Dalkaasi Xi Jinping waxa uu Warqadaha Aqoonsi Safiirnimo ka Gudoomay Danjire Cawaale Cali Kulane. Kulan gaar ah oo ay labada dhinac wada yeesheen waxa ay kaga wada hadleen ka shaqeynta Xoojinta Xiriirka Labada Dal, Is dhex galka labada Shacab iyo qodobo kale. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dadka ee Shiina ayaa sheegay ...

Read More »

Islaan Bashiir oo qasrigiisa ku casumay Musharax Janagale

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa daartiisa Gaalkacyo casumaad iyo qaabilaad ugu sameeyey Musharax Cabdirasaaq Cabdullaahi Jaamac Janagale oo maalinnimadii shalay si weyn loogu soo dhaweeyey gigida diyaaradaha ee Cabdullaahi Yusuf Airport. Musharax Janagale iyo islaan Bashiir ayaa yeeshay kulan sharafeed gaar ah oo albaabadu u xiran yihiin oo qaatay muddo. Musharax Janagale ayaa ka mahad celiyey qaabilaadda Islaanku ugu sameeyey ...

Read More »

Musharax Janagale oo si wacdara leh loogu soo dhaweeyey Gaalkacyo (Muuqaal)

Musharax Cabdirasaaq Cabdulaahi Jaamac Janagale ayaa maanta si heer sare ah dadka reer Gaalkacyood ugusoo dhaweeyeen Caasimadda Gobolka Mudug ee Gaalkacyo. Soo dhaweynta Musharaxa ayaa waxaa ka qayb galay Nabadoonada, Ganacsatada, Culamaa’udiinka, dhallinyarada ururada haweenka iyo ciidamada qalabka sida ee Puntland. Musharaxa Janagale iyo wefdigiisa ayaa kasoo kicitimay magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu kusoo afmeeray safaro uu kula ...

Read More »

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo bayaan kasoo saartay nin lagu gubay Muqdisho

Majmaca Culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dilkii Foosha xumaa ee 20-kii bishaan loo geystay Ala Ha u Naxariistee Axmed Muqtaar Dowlo oo ahaa Nin Garashle ahaa. Guddoomiyaha Majmaca Culumada Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa Dilka Axmed Dowlo ku tilmaamay mid Biniaadanimadda ka baxsan,islamarkaana ka Culimo ahaan ay aad kaga xun yihiin. Waxa uu sheegay in ...

Read More »

Ardeyad Fasalkeedi lagu dhex toogtay Muqdisho

Waxaa goordhaweyd lagu dhex toogtay Jaamacadda Soomaaliya gabar kamid ahayd ardayda dhigata Jaamacadda. Waxaa jaamacadda gudaha u galay labo rag ah oo hubeysan, islamarkaana baadi goobayay gabadhaan, ,waxeyna ugu danbeyn  ka dhex heleen fasalki ay wax ku baraneysay,ayagoona halkaa ku toogtay. Gabadhaan lagu magacaabi jiray Aamino Xuseen Xasan yaa waxaa lagu dilay faraca ay Jaamacadda Soomaaliya ku leedahay Baar-ubax,waxeyna kamid ...

Read More »

Gaas “Badhan ayaa ka dakhli badan Qardho” Video!

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa intuu booqashada ku joogay degmada Badhan ee Gobolka Sanaag wuxuu ka qayb galay munaasabado dhawr ah oo uu kula hadlayey dadka deegaanka. Gaas oo Arbacadii ka qudbaynayey munaasabad lagu daahfurayey dhisme cusub oo ay yeelaynayso Jaamacadda Maakhir oo dawladda Kuwait ay maal galisay, ayaa Gaas wuxuu sheegay in ...

Read More »