Home » Wararka (page 16)

Wararka

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka qayb-galay aaska marxuum Burci

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum Xildhibaan Burci Maxamed Xamza oo dhowaan ku shahiiday weerarkii waxashnimada ahaa ee argagixisada ku qaadeen mid ka mid ah hoteellada magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa salaadda jannaasada kaddib mid mid u gacan qaadey ehelada iyo qoyska marxuumka, isagoo mar kale uga tacsiyeeyay geerida ku ...

Read More »

Maraykanka oo dhaariyey safiirkiisa cusub ee Somalia

Dowladda Maraykanka ayaa Somalia u diraysa safiirkeedii u horreeyay muddo 25 sano ah. Safiirkan oo lagu magacaabo Stephen Schwartz ayaa shalay lagu dhaariyay magaalada Washington, kadib markii aqalka Senate-kuu uu bishii May anixisiyay. Kuxigeenka kaaliyaha XAD Maraykanka Anthony Blinken, ayaa xafladii dhaarta safiirka Maraykanka ee Somalia wuxuu ka sheegay in Somalia ay horumar sameysay balse ay wali jiraan caqabaddo dhinacyada ...

Read More »

War-murtiyeed: Shirkii Madasha Qaranka ee Baydhabo oo qodobo lagasoo saaray

Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Baydhabo 22-25 Juun 2016. Kulanka oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayna ka soo qayb galeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka, Mudane Maxamed Cumar Carte,Madaxweynaha Puntland, Mudane Cabdiweli Maxamed Cali-Gaas, Madaxweynaha ...

Read More »

Shirka Madasha Qaranka oo heshiis kasoo baxay

Madaxda Soomaalida ayaa sheegay inay heshiis ka gaareen qaabka xulista xildhibaannada u dhici doonto sannadka danbe. Madaxda ayaa shirkii Madasha ee shalay soo afjarmay waxay ku sheegeen in la sameyn doono laba aqal oo sharci darin ah (Aqalka Hoose iyo Aqalba Sare), waxayna sheegeen in xubnaha laba aqal ka qeybgali doona lagu soo xuli doono habka 4.5 iyo habka deegaanka ...

Read More »

A journey to unreachable land in Somalia

By Abdikadir H. Dooy The local phrase “Gaari waa” which means the “unreachable part of Somalia” was nothing to me other than a term which I used to hear from old people until I went a trip to the far east of Somalia. Bosaso which is the capital of Bari “the largest region of Somalia” was included the unreachable land prior ...

Read More »