Home » Faalo

Faalo

Hogaamiyayaal Alshabaab ah oo ku le’day weerar loogu gaystay Saakoow

Horjoogeyaal ka tisan maleeshiyada  Alshabaab oo lagu laayay duqeyn ka dhacday Saakow In ka badan 12 ka mid ah maleeshiyaadka Alshabaab ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacaday degmada Saakow ee gobolka Jubbada dhexe, halkaas oo ay gacanta ku hayso kooxda argagixisada ah ee Alshabaab. Duqeynta dhinaca cirka ah waxaa lala beegsaday goob ay ku shirsanaayeen horjoogeyaal ka tirsan maleeshiyada Alshabaab ...

Read More »

Daawo: Madaxweyne Waare oo sheegay inay qancisay Dawladda Federaalka

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Waare ayaa sheegay in dawladda federaalka ay la qaateen wadahadal dheer oo qaatay muddo 4 cisho ah. Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay inay diyaar u yihiin in dawladda ay siiyaan fursad lagu saxo tabashooyinka gaar ahaan u tabanayso dawlad goboleedka Hirshabeelle. Hoos ka daawo shirka jaraa’id ee Madaxweyne Waare:

Read More »

RW Khayre oo ku gacan-saydhay dalabkii Madaxda DG ee dhexdhexaadin shisheeye

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid dalab ugu yimid Madax Goboleedyadda Soomaaliya, kaasi oo ku aadan in la helo gacan seddexaad oo dhexdhaxaadisa iyaga iyo Dowladda Dhexe. Ra’isalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,ayaa sheegay in laga soo gudbay waqtigii Madaxda Soomaalida ah loo kala turjumi lahaa ,dadka Soomaaliyeedna aysan aqbaleyn xilligan waxaas iyo wax u dhow. Dhanka kale Raisulwasaare kheyre ayaa ...

Read More »

Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo xilkii ka xayuubiyey Gudoomiye Gacal

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in Xildhibaano kula yeeshay ay xilkii ka qaadeen Guddoomiyaha Baarlaamanka Galmudug. Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa ku dhawaaqay codka ay u qaadeen Xildhibaanada Mooshinka laga keenay Cali Gacal. Guddoomiye Xareed ayaa sheegay in kulanka ay soo xaadireen 147 xildhibaan,146 ka mid ahna ay ogolaadeen ...

Read More »

Madiido Diimeedka Sucuudiga!

Sida sawirka hoose ka muuqda dawladda Sucuudiga waxa ay doonaysaa hirgelinta mashaariic waxbarasho oo Soomaaliya oo dhan laga hirgeliyo . Yeelkadeede, Sucuudiga ma doonayaa in uu dalka ka hirgaliyo tacliin isu dheeli tiran oo baahiyaha aqooneed sida macaahid farsamo, colleges si gaara noogu soo saara dhakhaatiir caafimaad, enjineero iyo khubaro dhanka beeraha , badda iyo xolaha ah? Haddiise sidii caadada ...

Read More »

Istiraatijiyada Imaaraadka ee mandiqadda (Dr. Saadaq Eenow)

Badda Cas waqooyigeeda waxaa dhaca labada gacan ee kala ah gacanka Suweys iyo gacanka Caqaba. Koonfurteedana waxaa dhaca madiiqa Baab Al-Mandab. Dhanka bari waxaa kaga aaddan Yaman iyo boqortooyada Sacuudiga. Dhanka galbeed waxaa kaga aaddan Jabuuti, Eriteriya, Suudaan iyo Masar. Imaraatku waxay degsadeen istraateejiyad ay kaga taliyaan baddaas leh ahmiyadda deegaan-siyaasadeed. Si ay ula uga hor-tagaan cabsida ay ka qabaan ...

Read More »

Maxaa Shalay Maanta uga eg!

Waxaan ku nool nahay duni isbedelaysa , quwadaha dunidana baratan ugu jiraan sidii ay ku qabsanlahaayeen umadaha taagta daran ee dhaca goobaha muhiimka u ah ganacsiga dunida ama ilaah ku manaystay khayraadka dabiiciga ah, waana tab soo jireen ah oo waligeed ninkii awood isbidaa uu kula kaco ciddii markaa ka taagdaran ee alla u loogo. Taariikhda waxa ay noo sheegaysaa ...

Read More »

Bahdilaaddu way sii socon doontaa Soomaaliyeey?

Bahdilaadda iyo xad-gudubka qaranimada Soomaaliya ee inooga imaanaya wadamada kale waa mid weligeed socon doonta haddii aan wax ka bedelin fikradaha qaldan ee halkaas ina dhigay 27-sanno ee lasoo dhaafay. Bahdilaada waa socon doontaa inta ay dowladeenu garab ka haysan dadkeeda. Bahdilaadu waa socon doontaa inta qabiilku inagala weynyahay qaranimada. Bahdilaadu waa socon doontaa inta aan diidanahay ilaalinta sharciga iyo ...

Read More »

Soomaali maxay ka baran kartaa midawgii Jarmalka?

Markii uu dhammaaday dagaalkii 2-aad ee dunida wixii reer galbeedku ugu yeeri jireen, dalweynihii Jarmalka waxaa loo qaybiyey labo waddan oo la kala baxay bari iyo galbeed bal se ku mideysan weli magaca Jarmal.Waxaa qaybiyey awoodihii hardamayey ee shuuciyadda Ruushka iyo Socialism kii reer galbeedka. Bariga Jarmalka waxaa uu xulufo la noqday dhinaca Ruushka waxaana ka hirgalay nidaamkii Marxismka ama ...

Read More »

Khatarta ka dhalan karta Saamiqaybsiga Dekedda Berbera

Shirkaddii loo yaqiinnay British East India Company, waxaa ay ahayd tii horseeday markii dambe gumaysigii loo bixiyey “British India”. Taariikh ahaan ku dhawaad labo boqol oo sano ayey dalka si dadban ama aan toos ahayn u gumaysanaysay, ugu dambayn se 1857-dii ayaa boqoradii Ingiriiska ee Queen Elizabeth1 ku dhawaaqday dhulka cusub ee boqortooyada toos u hoos yimaada ee Hindiya. Ogow ...

Read More »