Home » Faaqidaad (page 2)

Faaqidaad

Golaha Wasiirada Puntland oo markii u horaysay ku shiraya Degmada Badhan ee Sanaag

Golaha Waziirada Puntland ayaa shirkoodi khamiislaha ahaa maanta ku qabtay Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.  Labadii Bari ee u dambeeysay ayaa magaalada Badhan waxaa ku sugnaa Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo wafdi wasiiro iyo xildhibaano u badan oo socdaal ku marayey gobolka Sanaag. Madaxweyne Gaas ayaa intii uu joogay magaalada Badhan wuxuu furay Jaamacadda Maakhir University oo ay dawladda Puntland ugu ...

Read More »

Dawlad Goboleedyada Qaar oo war kasoo saaray heshiiskii Hirshabeelle & Dawladda Dhexe

Golaha Iskaashiga Dowladd Goboleedyadda dalka ka jira ayaa war kasoo saaray mowqifkii maamul goboleedka Hirshabeelle uga laabatay go’aankii maamul goboleedyada ku gaareen Kismaayo ee xiriirka loogu jaray dowladda Federaalka. Qoraal ay soo saareen golaha ayaa lagu sheegay in heshiiska Hirshabeelle iyo dowladda Federaalka aanu khuseyn Golaha. Sidoo kale waxaa lagu sheegay qoraalka in Hirshabeelle u madax banaan tahay ka tashiga ...

Read More »

Meeqa ayay EU ku bixisay hawlgalka AMISOM tan iyo 2007

Maxkamadda daba gasha Dhaqalaha Midowga Yurub ku bixiyo howlgallada amaanka ee Afrika ayaa sheegtay in dhaqaalahaasi uusan macno badan ka sameyn Qaaradda Afrika. Warbixin dheer oo ay Maxkamadda ka diyaarisay howglalka Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in qarashka Midowga Yurub ku bixiyo amaanka Qaaradda Afrika uu 80% ku boxo AMISOM,islamarkaana aanay muuqan natiijo wanaagsan oo laga gaaray howlgalka. Warbixinta ayaa ...

Read More »

Carabeey oo Baarlamaanka Galmudug Garabka Dh/Mareeb Xilkii ka qaadeen

Wararka ka imaanaya magaaladda Dhuuso-mareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa ku waramaya in baarlamaanka maamulkaas oo saakay kulan yeeshay ay xilkii ka qaadeen madaxweyne ku-xigeenkii mudane Maxamed Xaashi Cabdi(carabey). 140 Xildhibaan ayaa kalsoonida kala noqotay Carabeey,sida uu shaaciyay Xareed Cali Xareed Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Galmudug. Dhanka Carabeey oo la hadlay warbaahinta waxa uu diiday xil ka qaadista, isagoo ku ...

Read More »

RW Khayre oo ku gacan-saydhay dalabkii Madaxda DG ee dhexdhexaadin shisheeye

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hor timid dalab ugu yimid Madax Goboleedyadda Soomaaliya, kaasi oo ku aadan in la helo gacan seddexaad oo dhexdhaxaadisa iyaga iyo Dowladda Dhexe. Ra’isalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,ayaa sheegay in laga soo gudbay waqtigii Madaxda Soomaalida ah loo kala turjumi lahaa ,dadka Soomaaliyeedna aysan aqbaleyn xilligan waxaas iyo wax u dhow. Dhanka kale Raisulwasaare kheyre ayaa ...

Read More »

Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee M.Farmaajo iclaamiyey oo baaqday

Sida muuqata waxaa dib u dhacay shirkii Golaha amniga qaranka oo dhawaan Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), uu shaaciyay qabsoomidiisa. Inkastoo dowladda Dhexe ee Soomaaliya aysan shaacinin dib u dhaca shirka, hadana waxa uu u muuqdaa in uu dib u dhacay sababo dhowr ah oo isbiirsanaya sida- 1-Madaxda Dowlad Goboleedyada oo maalin kahor shirarka imaan jiray Muqdisho,hadda ku sugan Xarumahooda ...

Read More »

70 ka tirsan xoogagga Alshabaab oo duqeyn ku le’day

Dowladda Ethiopia ayaa sheegtay in duqeyn cirka oo ay ciidamadeeda ka fuliyeen meel ka mid ah Soomaaliya ay ku dileen ugu yaraan 70 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabab. Warkan oo ay baahisay warbaahinta dowladda Ethiopia taageerta ee Fana ee fadhigeeduyahay Addis Ababa ayaa lagu sheegay in duqeyntan ay ciidamada Ethiopia u fuliyeen si ay u fashiliyaan weerar ay al-shabab qorsheynaysayinay ...

Read More »

Madaxweyne Xaaf oo xildhibaanada Galmudug xilkii ka xayuubiyeen

Xildhibaanno 47 ah, oo maanta ka dooday mooshin ka dhan ah madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Xaaf ayaa ugu dambeyntii kalsoonida kala noqday madaxweyanaha. Kulanka waxaa shir guddoominayey Cali Gacal Casir oo dorraad isna ay xildhibaanno ku shiray Dhuusamareeb ka qaadeen xilka afhayeenka baarlamaanka Galmudug. Dhinaca kale, sida ay Goobjoog News warar ku heleyso Tiro ku dhaw 97 xildhibaan oo ka ...

Read More »

Rag Al-Shabaab ka tirsanaa oo lagu xukumay Muqdishu

Maxkamadda darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday 5 qof oo lagu eedeeyay ka mid ahaanshaha Alshabaab. Abuukar Cabdi  Abiikar, Cabdirisaaq Shaahid Aadan Kheyrdoon, Saleebaan Muxsin Sheekh Maxamed, Cabdi Cali Isaaq Cilmi iyo Ilyaas Ciise Sheekh Cali ayaa lagu eedeeyay in ay kawada tirsanyihiin Alshabaab iyada oo Maxkamadda ay ku kala riday xukunno kala ...

Read More »

Finland iyo Soomaaliya oo ku heshiiyey kobcinta xiriirka ganacsi ee labada dal

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya iyo wafti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga Dalka Finland ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Ganacsiga iyo horumarinta ee Dalkaas Ms Anne-Mari Virolainen. Laba dhinac ayaa waxay isku Af-garteen in la xoojiyo xiriirka ganacsi iyo kan maalgashi ee Soomaaliya iyo Finland, iyo in shirkadaha Labada Waddan ay yeeshaan ganacsi wadaag iyo Isdhaafsi xagga aqoonta iyo Technology-yada ...

Read More »