Home » Wararka » Bariga Afrika (page 14)

Bariga Afrika

Wasiirka cusub ee Waxbarashada Soomaaliya oo xilka la wareegay

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cabdi Xaashi ayaa maanta la wareegay xilka Wasaaradda, waxana munaasabadda Xil-wareejinta oo ka dhacday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka qeyb galay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano Maamulka Wasaaradda Waxbarashada iyo marti sharaf kale. Wasiiru dawlaha Wasaaradda Waxbarashada Mudane Cabdullaahi Bile Nuur ayaa ku wareejiyey warqadaha shaqada ee Wasaaradda Wasiirka Cusub, waxana ...

Read More »

Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka qayb-galay aaska marxuum Burci

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum Xildhibaan Burci Maxamed Xamza oo dhowaan ku shahiiday weerarkii waxashnimada ahaa ee argagixisada ku qaadeen mid ka mid ah hoteellada magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa salaadda jannaasada kaddib mid mid u gacan qaadey ehelada iyo qoyska marxuumka, isagoo mar kale uga tacsiyeeyay geerida ku ...

Read More »

Maraykanka oo dhaariyey safiirkiisa cusub ee Somalia

Dowladda Maraykanka ayaa Somalia u diraysa safiirkeedii u horreeyay muddo 25 sano ah. Safiirkan oo lagu magacaabo Stephen Schwartz ayaa shalay lagu dhaariyay magaalada Washington, kadib markii aqalka Senate-kuu uu bishii May anixisiyay. Kuxigeenka kaaliyaha XAD Maraykanka Anthony Blinken, ayaa xafladii dhaarta safiirka Maraykanka ee Somalia wuxuu ka sheegay in Somalia ay horumar sameysay balse ay wali jiraan caqabaddo dhinacyada ...

Read More »

Shirka Madasha Qaranka oo heshiis kasoo baxay

Madaxda Soomaalida ayaa sheegay inay heshiis ka gaareen qaabka xulista xildhibaannada u dhici doonto sannadka danbe. Madaxda ayaa shirkii Madasha ee shalay soo afjarmay waxay ku sheegeen in la sameyn doono laba aqal oo sharci darin ah (Aqalka Hoose iyo Aqalba Sare), waxayna sheegeen in xubnaha laba aqal ka qeybgali doona lagu soo xuli doono habka 4.5 iyo habka deegaanka ...

Read More »

A journey to unreachable land in Somalia

By Abdikadir H. Dooy The local phrase “Gaari waa” which means the “unreachable part of Somalia” was nothing to me other than a term which I used to hear from old people until I went a trip to the far east of Somalia. Bosaso which is the capital of Bari “the largest region of Somalia” was included the unreachable land prior ...

Read More »