Home » Wararka » Bariga Afrika (page 7)

Bariga Afrika

Maxay iska shabahaan Naciimo Abwaan Qorane iyo Anna Akhmatova

Anna Akhmatova,waxaa ay ahayd abwaanad caanka ahayd dalkii midowga soofiyeed la isku oran jiray. Waxa ay ka timid qoys halabuur lahaa oo isugu jiray Raashiyaan dhalad ah iyo qowmiyaddii reer Mangooliya ee Tatarka loo yaqiinnay Markii kacdoonkii Ruushku dhacayay 1917-kii, waxay ku jirtay xilli dahabi ah oo dhallinyaronimo iyo halabuur ah, waxaana ka tifqayey xikmaddii miidda ahayd ee Alle ku ...

Read More »

Raisul Wasaaraha Itoobiya oo iscasilay

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkiisa, kaddib khudbad uu ka jeediyay Telefishinka dowladda. Hailemariam ayaa sheegay inuu go’aansaday inuu iska casilay xilka Ra’iisul wasaarenimada iyo Madaxa Xisbiga EPDRF ee haya talada dalka Itoobiya.

Read More »

Golaha Amniga Qaranka oo soo saaray War-murtiyeed

Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii Lixaad ku yeeshay magaalada Muqdisho, 6-10 Feebaraayo 2018. Shirkaas oo ka dhacay xarunta Maaxtooyada – Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. Kulankan oo looga hadlayey arrimaha Amniga Qaranka waxaa shir-guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo halka kulankii looga hadlayey Tubta Siyaasadda loo Dhanyahay uu shir-guddoomiyey Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali ...

Read More »

Maxaa u qabsoomay MW Farmaajo hal sano kadib?

Hal sano ayaa laga joogaa doorashadii Madaxweyne Farmaajo, haddaba aan milocsano tallaabooyinkii Taariikhda galay ee dowladda Soomaaliya ay qaaday12-kii bilood ee Farmaajo hogaaminayey: GURMADKA ABAARAHA. Qorsha dowladda ee ahaa anaga ayaa isku gurman karna, oo isku xiray dowladda iyo shacabka ayaa noqday gurmad taariikhi ah oo si deg deg ah loogu caawiyay dadkii ay abaaruhu saameeyeen. MAAMULKA HAWADA SOOMAALIYA. Dowladda ...

Read More »

Yaa masuul ka ah ammaan-xumada Boosaaso?

Todobaadkii u dambeeyey waxaa magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga Puntland ka dhacay falal amni darro oo isugu jira weeraro iyo qaraxyo lala beegsanayo laamaha ammaanka gobolka. Waxaa hadaba arrimahaas shir ka galay Gudiga Amniga Gobolka Barri waxayna qoraal ka soo saareen falalkii amni darada ahaa ee ka dhacay Bosaso waxaana ay musuuliyada falalkaasi ku eedeyeen Taliyaha qaybta booliska Gobolka Barri ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo sanadguuradiisi 1aad ugu dabaal dagay hab cusub

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Sanad guuradii koowaad ee kasoo wareegtay Maalintii la doortay waxaa hab cusub looga xusay caasimada dalka iyo nawaaxigeeda. Madaxweynaha ayaa sida la sheegay faday Xatladii loo qaban lahaa dhaqaalihii loo qorsheeyay in loo badalo in adeeg Caafimaad loogu sameeyo danyarta Muqdisho, sidoo kale xoolo loo gado ciidanka qaranka iyo in loo aradtiro agoonta dhigata ...

Read More »

Wasiir Siciid M. Raage oo ka hadlay dhisidda dekedda macmalka ah ee Boosaaso

Wasiirka dekadaha Puntland Siciid Maxamed Raage ayaa sheegay in wasaaradiisu hogaaminayso qorshaha lagu samaynayo dekada macmilka ah ee lagu badbaadinayo hantida gaaraysa 7milyan oo dollar ee saaran doonta caariday wasiirka waxuu iska difaacay eedaymaha shacabku u jeedinayaan iyo dhaliil uu u jeediyey xildhibaan cumar waaberri oo ka tirsan barlamaanka federalka oo ku dhaliilay in masuuliyad darada doonta caariday wasaaradiisu leedahay ...

Read More »

Qaraxyo iyo weeraro hareeyey Boosaaso

Labo Qarax Oo is xiga Ayaa Ka Dhacay magaalada Boosaso kaasoo dhaliyey khasaare aan wali baaxadiisa la xaqiijin. Dad ka agdhawaa goobta ayaa Sheegaya In Markii Uu Dhacay Qaraxa koobaad Ay goobta gaareen Ciidamada Booliska dabadeed Uu Dhacay Qaraxii Labaad kaasoo galaaftay nolosha hal Askari Mid kalana ku Dhaawacmay. Sidoo kale, magaalada Boosaaso xalay weerar lagu qaaday Saldhiga bartmaha Bosaso ...

Read More »

Eedaysanayaasha qarixii Soobe oo la xukumay

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xuku nno kala duwan ku riday eedaysanayaal loo haystay Qaraxii 14 October ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho. Xukunka ayaa u Dhacay Sidan : 1- Xasan Aadan Isaaq Cali waxay maxkamaddu ku xukuntay Dil Toogasho . 2- C/laahi Ibraahin Xasan Absuge (Maqane) waxay maxkamaddu ku xukuntay Xabsi Daa,in. 3- C/wali Axmed Diiriye ...

Read More »

Senator Cabdi Qaybdiid oo Imaaraadka ku eedeeyey inay dili rabeen

Senator Cabdi Cawaali Qaybdiid oo ah gudoomiyaha guddiga labada aqal ee la socodka dib u eegista dastuurka Soomaaliya ayaa shir jaraa’id oo ku qabtay hoygiisa kaga hadlay weerar sodon casho ka hor lagu qaaday aqalkiisa oo lagu dhaawacay sarkaal ka tirsan istaafkiisa. Sanatoorka madaxda sare ee dawladda uga mahad celiyey dareenka iyo dhambaaladii ay la wadaageen, wuxuuse tilmaamay in dawladda ...

Read More »