Home » Wararka » Doorashooyinka » Farmaajo oo loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya

Farmaajo oo loo doortay Madaxweynaha Soomaaliya

Waxaa goor dhow lasoo gunaanaday doorashadii madaxweynaha ee ka socotay magaalada Muqdisho taas oo uu ku guuleystay musharrax Maamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxweynaha cusub ayaa isla goobta lagu dhaariyay kaddib markii uu tartanka ka tanaasulay Xasan Sheekh Maaxamuud oo ay tartanka isugu soo hareen.

Magaalada ayaa waxaa hareeyay farxad iyo dabaaldeg iyadoona guud ahaan magaalada laga maqlayo rasaas farxadeed oo xooggan.

x

Check Also

Daacish iyo Alshabaab oo doon hub siday ku dagaalamay

Maleeshiyaadka Daacish ayaa soo bandhigay Sawiradda iyo Muuqaalka Dagaal ay lageyn Al-shaabab,kaasi oo ka dhacay ...