Home » Wararka » Bariga Afrika » Daawo: Khudbaddii Soomaalida Gilgishay ee Madaxweyne Farmaajo

Daawo: Khudbaddii Soomaalida Gilgishay ee Madaxweyne Farmaajo

Khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo uu ka jeediyey, munaasabadda furitaanka kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Khudbadaan ayaa ah mid taariikhda gashay oo gilgishay dhammaan dareenka nool ee Soomaaliyeed.

Madaxweynuhu wuxuu khudbadiisa ku taabtay arrrimaha madaxbanaanida qaranka, ammaanka, dcafiska horjoogayaasha argagixisada, iyo difaacidda xuduudaha dalka ee wadamada ku xadgudbaya. hoos ka daawo muuqaalka oo dhamaystiran

x

Check Also

Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo duqeyn lagu laayey Puntland

Ugu yaraan lix ka tirsan malayshiyaadka Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo shalay ka ...