Home » Wararka » Bariga Afrika » Daawo: Madaxweyne Waare oo sheegay inay qancisay Dawladda Federaalka

Daawo: Madaxweyne Waare oo sheegay inay qancisay Dawladda Federaalka

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Waare ayaa sheegay in dawladda federaalka ay la qaateen wadahadal dheer oo qaatay muddo 4 cisho ah.

Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay inay diyaar u yihiin in dawladda ay siiyaan fursad lagu saxo tabashooyinka gaar ahaan u tabanayso dawlad goboleedka Hirshabeelle.

Hoos ka daawo shirka jaraa’id ee Madaxweyne Waare:

x

Check Also

Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo duqeyn lagu laayey Puntland

Ugu yaraan lix ka tirsan malayshiyaadka Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo shalay ka ...