Home » Wararka » Bariga Afrika » Gaas oo xariga ka jaray Jaamacadda Maakhir (Video)

Gaas oo xariga ka jaray Jaamacadda Maakhir (Video)

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa galabnimadii Arbacada xariga ka jaray munaasabad dad badani kasoo qayb galeen oo lagu daahfurayey dhismaha weyn ee Jaamacadda Maakhir University oo laga dhisay Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.

Dhismaha Jaamacadda ayaa waxaa maal galiyey dawladda Kuwait waxuuna mashruucani mataano la ahaa mashruucii dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Garowe oo ay bilowday xukuumaddii hore ee Puntland ee uu madaxweynaha ka ahaa Cabdiraxman Faroole.

x

Check Also

Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo duqeyn lagu laayey Puntland

Ugu yaraan lix ka tirsan malayshiyaadka Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo shalay ka ...