Home » Wararka » Bariga Afrika » Gaas “Badhan ayaa ka dakhli badan Qardho” Video!

Gaas “Badhan ayaa ka dakhli badan Qardho” Video!

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa intuu booqashada ku joogay degmada Badhan ee Gobolka Sanaag wuxuu ka qayb galay munaasabado dhawr ah oo uu kula hadlayey dadka deegaanka.

Gaas oo Arbacadii ka qudbaynayey munaasabad lagu daahfurayey dhisme cusub oo ay yeelaynayso Jaamacadda Maakhir oo dawladda Kuwait ay maal galisay, ayaa Gaas wuxuu sheegay in magaalada Badhan ay tahay magaalada 4aad ee ugu dakhliga badan Puntland ayna dhanka dakhliga ka horayso Magaalada Qardho ee caasimadda Gobolka Karkaar.

Hoos ka daawo khudbadda Madaxweyne Gaas:

x

Check Also

Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo duqeyn lagu laayey Puntland

Ugu yaraan lix ka tirsan malayshiyaadka Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo shalay ka ...