Home » Wararka » Bariga Afrika » Suldaan lagu dilay degmada Badhan

Suldaan lagu dilay degmada Badhan

Suldaan Xasan Cali Jibriil oo ka mid ah isimada dhaqanka ayaa maanta dablay hubeysani toogasho ku dilen, meel u dhow magaaladda Badhane e gobolka Sanaag.

Marxuumka ayaa kusii jeeday goob ku taal gudaha magaaladda Baran, oo uu qado sharaf ugu sameeyay madaxweynaha Puntland iyo waftiga la socday.

Hoos ka dhagayso waraysi afhayeenka nabadoonada:

x

Check Also

Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo duqeyn lagu laayey Puntland

Ugu yaraan lix ka tirsan malayshiyaadka Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo shalay ka ...