Home » Wararka » Bariga Afrika » Wasiirkii Deegaanka Puntland oo iscasilay

Wasiirkii Deegaanka Puntland oo iscasilay

Wasiirkii Deegaanka & Isbedelka Cimilada Maamulka Puntland Dr Cali Cabdullaahi Warsame ayaa saakay si rasmi ah ugu dhawaaqay Is casiladiisa.

Sababta ayuu ku sheegay in ay ku fashilmeen Saddex mashruuc oo dhamantood muhiimad u lahaa Shacabka Puntland.

Dhanka kale Madaxda Puntland ayuu ku eedeeyay in ay danaha horumarineed ka hormarinayaan dano shaqsiyaad gaar ah oo ay ka leeyihiin ujeedooyin guracan.

x

Check Also

Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo duqeyn lagu laayey Puntland

Ugu yaraan lix ka tirsan malayshiyaadka Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo shalay ka ...