Home » Wararka » Bariga Afrika » Ciidamo ka tirsan NISA oo lagu wareejiyey Booliska Soomaaliyeed

Ciidamo ka tirsan NISA oo lagu wareejiyey Booliska Soomaaliyeed

Qoraal kasoo baxay Taliska Hay’adda Nabadd Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in Hub iyo ciidan lagu wareejiyay Taliska Booliska Soomaaliyeed.

Qoraalka oo uu ku saxiixnaa Taliye ku-xigeenka NISA Fahad Yaasiin ayaa lagu sheegay in booliska Lagu wareejiyay ciidamo gaaraya 1,728 askari, 25 gaadiidka dagaalka oo 13 kamid ah ay hubeysan yihiin.

x

Check Also

Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo duqeyn lagu laayey Puntland

Ugu yaraan lix ka tirsan malayshiyaadka Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo shalay ka ...