Home » Wararka » Bariga Afrika » Shiikh Shaakir oo ka qayb galaya wada-tashiga uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo

Shiikh Shaakir oo ka qayb galaya wada-tashiga uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo

Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo Gogashii Wada hadalka Madaxwayne Farmaajo Sidoo kalane uu Masuuliyad iska saarayo Dib u heshiisiinta Madaxda Dowlada iyo Dowlad Goboleedyada.

Qoraal caawa kasoo baxay xafiiska madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa lagu sheegay arintaan.

x

Check Also

Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo duqeyn lagu laayey Puntland

Ugu yaraan lix ka tirsan malayshiyaadka Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo shalay ka ...