Home » Wararka » Bariga Afrika » Musharax Janagale oo si wacdara leh loogu soo dhaweeyey Gaalkacyo (Muuqaal)

Musharax Janagale oo si wacdara leh loogu soo dhaweeyey Gaalkacyo (Muuqaal)

Musharax Cabdirasaaq Cabdulaahi Jaamac Janagale ayaa maanta si heer sare ah dadka reer Gaalkacyood ugusoo dhaweeyeen Caasimadda Gobolka Mudug ee Gaalkacyo.

Soo dhaweynta Musharaxa ayaa waxaa ka qayb galay Nabadoonada, Ganacsatada, Culamaa’udiinka, dhallinyarada ururada haweenka iyo ciidamada qalabka sida ee Puntland.

Musharaxa Janagale iyo wefdigiisa ayaa kasoo kicitimay magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu kusoo afmeeray safaro uu kula kulmayey jaaliyadaha reer Puntland ee qaaradaha caalamka. 

Halkaan ka daawo sida ay u dhacday Munaasabadda:


x

Check Also

Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo duqeyn lagu laayey Puntland

Ugu yaraan lix ka tirsan malayshiyaadka Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo shalay ka ...