Home » Wararka » Bariga Afrika » Islaan Bashiir oo qasrigiisa ku casumay Musharax Janagale

Islaan Bashiir oo qasrigiisa ku casumay Musharax Janagale

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa daartiisa Gaalkacyo casumaad iyo qaabilaad ugu sameeyey Musharax Cabdirasaaq Cabdullaahi Jaamac Janagale oo maalinnimadii shalay si weyn loogu soo dhaweeyey gigida diyaaradaha ee Cabdullaahi Yusuf Airport.

Musharax Janagale iyo islaan Bashiir ayaa yeeshay kulan sharafeed gaar ah oo albaabadu u xiran yihiin oo qaatay muddo.

Musharax Janagale ayaa ka mahad celiyey qaabilaadda Islaanku ugu sameeyey magaalada Gaalkacyo.

x

Check Also

Dagaalyahano ka tirsan Alshabaab oo duqeyn lagu laayey Puntland

Ugu yaraan lix ka tirsan malayshiyaadka Al-shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo shalay ka ...