Home » Afeef / Disclaimer

Afeef / Disclaimer

Warbaahinta Dawladnimo waxay ka masuul tahay wararka ay daabacaan shaqaalaha ka tirsan, balse maqaalada iyo afkaarta qoraayaasha madaxa banaan waxay gaar u tahay cida ku saxiixan maqaalka. Dawladnimo waxay xaq u leedahay inay tirtirto maqaalada kasoo bixi waaya shuruudaha daabacaada sida; inaan lagu daabicin mareeg kale, ama milkiyada qoraalka oo ay leedahay cid kale.