Home » Nala soo xiriir

Nala soo xiriir

 

Warbaahinta Dawladnimo waa wakaalad madax banaan oo diiradda saarta xaaladda siyaasadda, dhaqaalaha iyo dhaqanka gobolka Geeska Afrika, iyo guud ahaan aduunka.

Haddii aad hayso faalo ama war aad filayso inuu xiiso leeyahay haka laba-labayn inaad lasoo xiriirto xafiiska guud ee warqabadka Warbaahinta Dawladnimo.

Waxaan tixgalin doonaa codsigaaga hadii aad danaynayso in magacaaga la qariyo kadib marka aan hubino isku halaynta xogta aad nasiisay iyo miisaankeeda.

E-mail: dawladnimada@gmail.com